Sidaan horay idiin kuugu soo gudbinay waxaa jireen warar xan ah oo sheegaayo in gabadha uu dhalay madaxweynaha mareykanka ee Tiffany Trump ay xiriir qarsoodi la leedahay fanaanka reer Canada ee Justin Bieber isla markaasna xiriirkii u lalahaa xaaskiisa xaalad burbur qarka u saaranyahay balse Justin ayaa arinkaas biyo qabow ku shubay kadib markii shalay uu waqti wacan la qaatay xaaskiisa oo u dabaal dageysay dhalashadeedii 23aad.

halkaan hoose ka daawo sawirada laga soo bandhigay;

Justin Bieber & Hailey Baldwin
Justin Bieber and Hailey Bieber ride an electric bike in Beverly Hills. Justin Bieber and Hailey Rhode Bieber out and about, Los Angeles, USA - 17 Nov 2019
Hailey Bieber and Justin Bieber Justin Bieber and Hailey Bieber out and about, Los Angeles, USA - 11 Aug 2019
A shirtless Justin Bieber and wife Hailey Baldwin head back to their car late afternoon hike in the Hollywood Hills in Hollywood, Ca Pictured: Justin Bieber and Hailey Baldwin Ref: SPL5113075 040919 NON-EXCLUSIVE Picture by: London Entertainment / SplashNews.com Splash News and Pictures Los Angeles: 310-821-2666 New York: 212-619-2666 London: +44 (0)20 7644 7656 Berlin: +49 175 3764 166 photodesk@splashnews.com World Rights

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here