Bollywoodka Waxa Uu Marar Qaar Uu Wataa Waxyaabo Cajiib Kaaso Adiga Si Weyn Kaaga Yaabiya Atariisho Walba Oo Ka Shaqeesa Bollywoodka Waxa Ay Ku Riyoota Inay Mar Uun La Shaqeeso Khans Oo Sadexda Khans Oo Kala Ah Shah Rukh Khan Iyo Salman Khan Iyo Amir Khan

Kuwaaso Atariisho Walba Ay Ku Hamido Inay La Shaqeeyaan Sababtoo Waa Kuwa Aflaamtooda Iyo Magacooda Ay Leeyihiin Darajo Sare Taaso Ku Xiran Atariishada Horumarkeeda Laakiin Maanta

Waxan Ku Haya 5 Atariisho Kuwaaso Aan U Baahneyn 3 Khans Sababtoo Waa Kuwa Gaaray Horumar Weyn La’aantooda

Haddabe Waa Kuma 5 Taas Atariisho

Alia Bhatt

Ali Bhatt Ayaa Fanka Kusoo Biirtay Iyadoo Kaliya Ay Jirto 25 Sano Kaaso Bilow Ilaa Waqtigaas Iyo Ilaa Hadda Waa Mid Online Ah Oo Mar Marka Kasii Dambaysa Hormarkeeda Uu Sii Kordho

Alia Uma Baahna Si Ay Hit U Hesho Inay La Shaqeeso Sadexda Khans Kaliya Waxa Ay Hal Mar La Shaqeesay Shah Rukh Khan Kaaso Muuqaal Marti Ku Lahaa Filimka Dear Zindagi Laakiin Alia Bhatt Ayaa Filimkaas Hogaamiye Ka Ahayd Iyada Maxay ugy Baahan tahay Khans

Sababtoo Iyada Xitaa Awood Ahaan Xilligan Waxa Ay La Mid Tahay Kan Shah Rukh Khan Oo Kale Marka Laga Hadlaayo Doorashada Aflaamta Iyo Doorarka Hogaaminta Aflaamta Sida Aan Ku Aragnay Aflaamo Badan Oo Ay Alia Bhatt Hogaamiye Ka Tahay Sida Filimka Raazi

2. Kangana Ranaut

Atariishadan Waa Mid Ka Sareesa Three Khans Dhanka Kibirka Iyadoo Fanka Soo Gashay 8 Sano Ka Hor Iyadoo Kusoo Caan Baxday Filimka Lagu Magacaabo Gangster Oo Uu La Waday Aktarka Emraan Hashmi Ka Dib Markaas Atariishadan Waxa Ay Lasoo Shaqeesay Aktaro Badan Laakiin Weli Maysan La Shaqeenin Three Khans

Iyadoo Hadda Ka Ah Mid Awood Badan Iyadoo Xilligan Xitaa Aysan Doonaynin Inay Atariisho Noqoto Iyadoo Kaliya Hogaamiye Ka Noqota Kangana Waxa Ay Ka Mid Tahay Shaqsiyaadka Ugu Mushaarka Badan Gudaha Bollywood-Ka

3. Shradha Kapoor

Marka Laga Hadlaayo 10 Sano Ee Ugu Dambaysay Ka Dib Alia Waxa Maskaxdaada Kusoo Dhacaayo Atariishada Shradha Kapoor Oo Xilligan Ah Atariishooyinka Dhalin Yarada Ah Kuwaaso Qabta Shaqo Adag Shradha Weligayd Maysan La Shaqeesin Sadexda Khans

Atariishadan Waxa Ay Ku Qanacsan Tahay Ama Ay Doorata Inay La Shaqeeso Aktarada Ay Isku Xilliga Yihiin Iyadoo Sameesa Doorar La Yaab Ah Oo Iyada Kusoo Baxaya Midaaso Sabab U Ah Inay Hesho Waqti Ay Kusoo Bandhigi Karto Tayadeeda Aktarnimo

Iyadoo Shradha Mashriiceeda Ugu Dambeeyay Ee Stree Uu Noqday Ama Uu Gaaray Darajada Blockbuster Wanaa Atariisho Leh Xirfad Dance Iyo Jiliin Heer Sare Ah

4. Vidya Balan

Atariishadan Sameyn Karta Door Walba Ayaa Weligeed La Shaqeenin Three Khans Vidya Balan Waxa Ay Ku Guuleystay Abaal-Marinta National Awards Iyadoo Ku Qaadatay Filimka The Dirty Pictures Vidya Ayaa Waxa Ay Tahay Atariisho Geesiyada Ah

Taaso Aflaamteeda Ku Muujisay Dumar Doorarkooda Inuu Muhiim U Yahay Filimka Taaso Atariishooyin Badan Ay Ku Dayadeen Vidya Balan Mararka Qaar Aflaamta Iyada Ayaa Gada Iyadoo Aysa Aktar Hogaamiye Ka Ahayn

Vidya Balan Weli Maysan La Shaqeenin Three Khans Kaliya Hal Khan Ayay La Shaqeesay Kaasi Waa Saif Ali Khan Oo Ay Isla Sameeyeen Filimka Parineeta

5.Parineeti Chopra

Parineeti Chopra Ayaa Waayheeda Fanka Ku Bilowday Sameynta Doorar Iska Yar Iyadoo Door Yar Ku Lahayd Filimka Lagu Magacaabo Ladies Vs Ricky Bahl

Ka Dib Atariishadan WaxaAy Cagta La Heshay Oo Caawiyay Nasiibkeeda Kaaso U Suurta Geliyay Inay Hormar Gaarto La’aanta Three Khans Parineeti Chopra Ayaa Sameesay Aflaamo Guul Weyn Gaaray Oo Atariishadan Ay Ku Faanto

Waxa Ka Mid Ah ishaqzaade Golmaan Again Kuwaaso Sii Kordhiyay Awoodda Atariishadan Ay Ku Lahayd Bollywood-Ka

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here