Nora Fatehi waa gabadha waqtigaan heysata Bollywoodka soo jiidashadeeda ayee indhaha kaga soo riday wiilashii haba noqdaan atoorayaal, saxaafada, daawadayaasha ama taageerayaasheeda qaas ah gabar walbo Fashionka iyo Fanka kujirtaana waxay jeceshahay sida Nora ookale inee meesha holciso laakiin Nora waa la qaban la’yahay.

waa reer Canada balse Bollywood shaqo kaga heshay xirfadeeda Dance-ga xudunta oo ay ku dheereyso waxayna ku caan baxday heeska Dilbar ee ay dib usameysay hadaba Nora waxaa la isku raacay inee tahay gabadha ugu shidan waqtigaan Bollywood gabdhigii jiilkeeda ahaana meel cidlo ayee kaga tagtay dhanka soo jiidashada.

No description available.

Suxufi kamid ah saxaafada iyada daba oroda ayaa gabadhaan jeclaaday sida la sheegay marwalba wuu daba socdaa meeshe marto ama joogto lagama waayo habeen iyo maalin Waxuuna doonaya inuu gacanta kudhigo hader Nora waxay ku dadaaleysaa inee ninkaas ka fogaato iyada sida gaarka ah u tilmaamsanaya dhanka kale nolosheeda gaarka ah saaxiib ayee leedahay xidigtaan inkastoo xogtiisa dhameestiran laheenin.

Balse waxaa lahubaa inee xiriir la laheed ninka Neha Dhupia guursaday ee Anged Bedi markee Nora iyo isaga kala tageen ayuu Neha guursaday Nora Fatehi ma ahan atiriisho awood kuleh Filimada oo doorar weyn iyo guulo waaweyn ma aysan helin balse waa mid ku xamaalata ciyaarta xudunta taasena ku caan baxday waxayna ka saameeyn badan tahay atiriishooyin badan dhanka soo jiidashada iyo Style-ka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here