Oday deeqsi ah; Amitabh Bachchan oo 5 Million ugu deeqay dadka duufaanada saameeyeen ee gobolka Bihar dagan.

0
755

Jilaaga caanka ah ee Amitabh Bachchan ayaa jeebka u furay shacabka reer Bihar kadib markuu ugu deeqay lacag dhan 5 Million oo rubees.

Gobolka Pihar ayaa waxaa ka da’ay roobab mahiigan taasoona sababtay in shacab badan dhibaatooyin kasoo gaaraan waxayna noqdeen dad gurmad dagdag u baahan.

Amitabh ayaa noqday jilaagii ugu horeeyay ee usoo gurmada sidoo kalana wuxuu baaq u diray madaxda gobolka Bihar inaan lagu fiirsan dhibaatada loona gurmado waxna loo qabto.

Ma ahan markii ugu horeysay oo uu Amitabh shacab dhiban caawiyo horayna dhowr mar ayay u dhacday.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here