Bollywood King Khan Aka Shah Rukh Khan wuu soo laabtay waxaana subaxan laga qoray warbixino badan oo isaga u gaar ah maadaama aktarkan in muddo ah la weysanaa

iyadoo qof walba is weydiinaayo waxa uu soo wado Shah Rukh Khan kaaso lumay 5 sano ugu dambaysay ka dib markii ay ka fahilmayn aflaamo badan

dhawaan Shah rukh khan wareysi uu bixinaayay ayaa waxa lagu weydiiyay su’aal taaso ah aflaamta uu jecel yahay inuu mustaqbalka ama dhawaan inuu sameeyo

Shah rukh khan ayaa shaaca ka qaaday inuu weligiisa jeclaa inuu sameeyo aflaamta sida filimka Mission Impossible oo kale isagoo sheegay inuu rajeenayo inuu dhawaan sameeyo aflaami qiyaano iyo action ah

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here