Home » Kun Habeen iyo Habeen » Ogeysiis Muhiim Ah Oo Ku Saabsan Sheekada Kun Habeen Iyo Habeen

Ogeysiis Muhiim Ah Oo Ku Saabsan Sheekada Kun Habeen Iyo Habeen

Anigoo ah walaalkiina ahna saaxiibkiina Cabdiraxmaan Xasan Anteeno waxaan ka cudur daaranayaa dib u dhaca ku yimid sheekadii taxanaha aheyd ee KUN HABEEN IYO HABEEN.

Sababtana waxay tahay waxaa igu soo baxeen howlo aad uculus waxaana jaanis uwaayay waqtigii aan sheekada ku qori lahaa.

Lakiin insha Allah hakadka sheekada ku yimid mudo isbuuc ah kama badaneyso waxaana iga go’aan inaan sheekadaan dhameeyo oo aan meel cidla ah uga tagin.

Waxa kaliya ee hada dib iidhigay waa jaanis la’aan marka saaxiibayaal hala ii cudur-daaro intaan waqti igu filan ka helaayo.

Mahadsanidiin.

9 Responses to Ogeysiis Muhiim Ah Oo Ku Saabsan Sheekada Kun Habeen Iyo Habeen

  1. nabadoon

    December 14, 2017 at 9:35 pm

    waad mahadsan tahay suldaan waan kuu dulqaadanaynaa arimahaagana ilaah hakuu fududeyo insha alaah waxaan kaliya oo aan kaa codsanayaa marka aad mashquul saaid ah aa tahay inad noo sii sheegto insha alaah si aan howlaheena kale usii raacano inta shekada waqtigeda laga gaaraayo waayo cashar cml ayaan ugu xiranahay heer waxaan gaaray aan waqtiga sheekada galbalelta saacada ku jimeeyo si aysan ii dhaafin waad mahadsan tahay marlabaad

  2. ahmed

    December 15, 2017 at 1:08 am

    wllo wd ku mahad san daalkaga iyo raali galintaad iyo wakhtigaag qiimaha leh ee aadd no hurayso alle raali ha ka noqodee raali bn ka nahay

  3. Anwar Cade

    December 15, 2017 at 10:18 am

    Mhdsnd Zxp Qaali In bdn Allah ha kiu fududeeyo hawlahana

  4. Mohamed Abdullahi

    December 15, 2017 at 9:36 pm

    Aad bad U Mahadsnthy Walal.
    Fadlan Qf Sheekada Qoraya Ma heli Kara boggisa Facebook.

  5. hargeisawi

    December 16, 2017 at 2:42 am

    mahamdsanid sxb anteeno

  6. A.R.c

    December 17, 2017 at 10:46 pm

    Walal alle hakaa fududeeyo arimahaaga aaamiin lkn shekadani waxay ugu tahay sidii qof maandooriye bartay oon daynkarayn galina sheekada qoraalkeeda sii badso si haday waxkuuyimaadan oo maqnaato shekadiina anaga noosii socoto naga aqbal codsigaaaaaa sxb qaaali waaa aniga iyo hargaysoo dhan

  7. jaabir

    December 26, 2017 at 1:07 pm

    Isbuucii wuu dhamaaday de sheekadadana waa u xiisnay ee hadmaad no so dayneysaan idinkoo mahadsan aqyaarta sharafta leh

  8. Mohamed Hassan

    December 26, 2017 at 7:51 pm

    asc filimside dhmn bahda shabakada
    filimside group waan idin slmy akhyarta
    sheekadii waad nagala daahdeen
    sxbkeen anteena maxaa heysta

    • Zakarie Abdi

      December 26, 2017 at 8:44 pm

      Wcs walalakeen anaga xitaa waan wada sugeynaa sheekada walaalkeen Anteeno weli wuu mashquulsan yahay aan wada sugno.