Taxanaha Mucize Doctor ayaa ahaa taxanihii loogu daawashada badnaa gudaha wadanka Turkey walow uu haatan booskaas kala wareegay taxanaha Kurulus Osman hadana Mucize Doctor ayaa siweyn loogu taxnaa.
Taxanahaan oo asxaab badan ina soo weydiiyeen hadii la heli karo asigoo Af-Soomaali ah ayay ugu dambeyn soo turjuntay shabakada Fanproj waxaana sidoo kale ka daawan kartaan Astaan Drama.
Mucize Doctor ayaa ka hadlaayo wiil dhalin yar kaasoo reerkiisa soo ceyriyeen walaalkiisa garabka u ahaana geeriyooday wuxuuna wiilkaan qabaa cudurka kaliyowga asigoo buslahda buuqa iyo taabashadaba Phopio ka qabo.
Wiilkaas ayaa noqon doono dhakhtar caan ah balse mashaakil badan ayuu wajihi doonaa maadaama uusan qof dabiici aheyn.
Hadii aad u baahantihiin xogta taxanahaan fadlan qeybta Commentiga noogu reeb fariintaada.
Pleace wan u baahanahay MR ALI BEY wax bdn ban radinsyey
Asc wll astaan iguma jirto musalsalkana wn ubaahanahy ee sideen ku heli karaaa