Frozen ayaa sameeyay ganacsi wacan todobaadkiisa labaad waxuuna keenay 13 Crore lacago gaarayaan taasi oo kadhigan inuu sifiican isku celiyay si lamid ah todobaadkiisa kowaaf waxaana muuqata inuu sii xoojin doono ganancsigiisa wacan.

Wadarta guud hader waxuu marayaa 39.25 Crore waxayna u badan tahay inuu labo todobaad kale tiyaatarada baaqi kusii ahaan doono ama seddec todobaadba iska dheh mudadaasna 45 Crore gaari doono cimri ahaan hoos kaga bogo ganacsigiisa mudo labo todobaad.

Todobaadka Kowaad: 26.31 Crore

Todobaadka Labaad: 13 Crore

Wadarta Guud: 39.31 Crore (Trade Figure).

Dhanka kale Pagalpanti ayaa hoos udhacay 85% todobaadkiisa labaad waxuuna sidaas ku noqday Flop-ka ugu weyn 2019 Bollywoodka sameyaan haderna waxuu marayaa wadarta guud 32.75 Crore waxuuna ku istaagi doonaa 33 Crore cimri ahaantiisa.

Pagalpanti waa Flop weyn ganacsigiisa mudo labo todobaad oo BOI doo daabacday hoos kaga bogo:

Todobaadka Kowaad: 28.59 Crore

Todobaadka Labaad: 4.25 Crore

Wadarta Guud: 33.84 Crore (Trade Figure)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here