Parineeti Chopra, oo dhawaan u dabaaldegtay 9 sano oo Bollywood ee kamid aheyd iyo filimkeedii ugu horreeyay ee ‘Ladies VS Ricky Bahl” ayaa maanta lagu arkay garoonka diyaaradaha mumbai

Xidigtaan ayaa heesata mashaariic fara badan markii garoonka lagu arkayna warbaahinta waxee sugayeen kooxda filmkeeda cusub ee Animal balse kaligeyd ayaa socatay ….prineeti ayaa door weyn kuleh filmka lagu dhawaaqay habeenki 1aad ee sanadka cusub Animal

Parineeti waxaa lagu arki doonaa mashruuca weyn ee uuleeyahy filim sameeye Sandeep Reddy ee ‘Animal’ oo ay sidoo kale jilayaan Ranbir Kapoor, Bobby Deol, iyo Anil Kapoor.

Marka taa laga reebo, waxay sidoo kale la midoobaysaa Arjun Kapoor filimkooda soo socda ee loogu magacdaray ‘Sandeep Aur Pinky Faraar’.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here