Home » Nolosha Jilaayaasha » Pooja Hegde, Lulia Vantur, Rajkumar Rao Iyo Kuwa Kale Oo Labis Qaab Daran Xaflada Hello Hall of Fame La Yimaden (+Sawiro)

Pooja Hegde, Lulia Vantur, Rajkumar Rao Iyo Kuwa Kale Oo Labis Qaab Daran Xaflada Hello Hall of Fame La Yimaden (+Sawiro)

Waxan shalay idiin la wadaagnay jilayaal dhowr ah oo kasoo qeyb galeen xafladii la qabtay daraad Hello Hall of Fame Awards 2018 in ay xafladan usoo qaaten dhowr wanaagsan oo ilqabad leh.

Maqaalka qeybtisa labaad ayaan idiin heynaa kaaso ka hadlaay kuwa dharka qaabka daran soo xirteen ama lagu cadeyay in labiskooda wax ilqabad ah uusan laheen.

Waxaa liiskan soo galen jilayaal ay kamid yihiin Pooja Hegde, Rajkumar Rao, Lulia iyo kuwa kale oo badan, si aad u daawato halkaan hoose ka eeg…

Pooja Hegde:

02

Lulia Vantur:

03

KanikaKapoor:

04

Adah Sharma:

05

Rajkumar Rao:

01