Atariishada Pooja Hegde filimkeedii ugu horeysay ee Bollywood ee samayso waxa ay la jishay  xiddigga Hrithik Roshan waxaana lagu magacaaba Mohenjodaro sanadkii 2016, waxay mudadaas ka dib sameyneysaa gaabis ah oo joogto ah oo dhanka Bollywoodka.

Ka dib markii guushii sanadkii hore ee filimka Housefull 4 ayaa atariishadan fursas u heshay inay la shaqeeso Salman Khan iyadoona kula shaqeeyn doona filimka Kabhi Eid Kabhi Diwali.

Iyadoo ka hadlashay sida ay u aragto la shaqayn aktarkan waxaana ay tiri: “markii hore ciyaar ayan u maleeyay inan la shaqeynayo Salman khan isaga waa mid muddo badan kusoo jiray jilista aflaamta markaa waxaan dareemaya walwal

La shaqeynta xiddigan waxay noqon kartaa cabsi gelin, laakiin waa waayo-aragnimo ee jilaa soo marta jilaa sida aniga oo kale “

Waxay kaloo xustay in filimka filimka duubistiisa ay bilaawi doonto.bishii Agoosto laakiin hadda xaaladda jirta awgeed la qorsheeyay loo dhigo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here