Home » Nolosha Jilaayaasha » Prabhas, Ajith Kumar, Thalapathy Vijay, Jr NTR, Karthi Iyo Xidigo Kale Yaa Noqon Doono Atooraha Sanadkaa Ugu Fiican (Filmfare Award Best Actor)(+Sawiro)

Prabhas, Ajith Kumar, Thalapathy Vijay, Jr NTR, Karthi Iyo Xidigo Kale Yaa Noqon Doono Atooraha Sanadkaa Ugu Fiican (Filmfare Award Best Actor)(+Sawiro)

Sidaan horey Bollywoodka idiin kula wadaagnay ookale waxaa sido kale lasoo bandhigay xidigihii sanadkaan ugu bandhiga wanaagsan dhan koonfur india.

Shabakada Bollywoodlife ayaa soo bandhigay xidigaha koonfur ugu caansan kuwooda sanadkaan ugu bandhiga wanaagsan weyna soo xushay marka sida saadaalinta ubadantahay xidigana midkood ayaa calfan doona abaal marinta sanadkaan.

Filmfare Award kaliya Bollywoodka lagama bixiyo ee koonfurna Filmfare wey u tartamaan sanad walba marka maadama uu sanadkii gabaabsi yahay waxaa lagaa rabaa akhriste dhankaada inaa codeynta ka qaadato atooraha u qalmo sanadkaan inuu hanto abaal marinta filmfare award.

hadii aad xidigahan bandhigooda daawatay codkaada mid kamid ah sii kii ugu bandhiga wacnaa  dhanka qaab jiliina.

Vijay in Mersal:

Jr NTR in Jai Lava Kusa :

Ajith Kumar in Vivegam:

Prabhas in Baahubali 2:

Vijay Sethupathi in Vikram Vedha:

Vijay Devarakonda in Arjun Reddy:

Karthi in Theeran:

Rana waa labo film oo kala ah The Ghazi Attack iyo Nene Raju Nene Mantri:

Codeynta waa dhankiina,,,,,,,,,,,,,,,

 

3 Responses to Prabhas, Ajith Kumar, Thalapathy Vijay, Jr NTR, Karthi Iyo Xidigo Kale Yaa Noqon Doono Atooraha Sanadkaa Ugu Fiican (Filmfare Award Best Actor)(+Sawiro)

  1. Suldaan Reply

    December 7, 2017 at 8:37 pm

    sxb Ali Aadan waxa rabay inan ku weydiiyo brudheva ama actor somalida u taqaano atooraha boqorka.
    qoob ciyaaredka ku dheereyo een ma tamil ba mise waa telugu yuu ka tirsan yahay laban qolo

    • Zakarie Abdi Reply

      December 7, 2017 at 9:21 pm

      Walaal Prabhu Deva waa Tamil ama shirkada Kollywood loo yaqaan.

  2. Abdiaziz Reply

    December 8, 2017 at 1:03 am

    Prabhas

Leave a Reply to Zakarie Abdi Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *