Priya Prakash Oo Iskoor Kale Ka Dhigtay Bart you Tube-ka Inaba Caadi Ma Ah (+Video)

Atirishada 18 jirt ah ee fanka kucusb ayaa saacad walba Internet-ka sii gil gileyay saacadihi udambeyeen ayado hal iljabin kaliya ku qabsatay Internet-ka oodhan.

Wiilasha oo dhan ayaa kuwada mashquulen xidigtaan il jabinta ay sameysay aawged halka gabdhahana ay kasoo xiganayan qaabka ay u iljabisay ama Priya qaabka ay sameysay aye gabar walba sameyneesa maanta.

Waxaan horey idiin kula wadaagnay inPriya ay noqotay qofka sedexaad ee hal maalin kaliya barta Instagramka shacbiyad kabada 600 kun oo qof heshay waxaana iskoorkan horey usameyeen Kylie Jenner iyo Cristiano Ronaldo sidaan idiin la wadaagnayba.

Hadaba iskoor kale aye gabadhan sameysay kadib markii laga wada helay Clip-ki yaraa ee ay baraha bulshada soo dhigtay haadan waxaa la bilaaway heeska oo dhan in la daawado waxaana You Tube-ka kasocda dagaal ka dhan daawashada heeska Manikya Malaraya mudo 48 saacadod ahna waxaa daawatay 3 Million oo qof dad sare u dhaafaya.

Mana la arag horey hees Malayalam ah ee mudadan yar intaas dad ah daawadan waana iskoor cusub, hadii aad dooneyso inaa daawato heeska halkaan hoose ka daawo.