Priyanka Chopra boqorada bishimaha guduudan iyo sida ay arintaas quruxdeeda usoo saartay. Sawiro.

0
625

Priyanka Chopra waa mid kamid ah atariishooyinka ugu quruxda badan caalamka ayadoona gabadhaan sanadkii 2000 ay ku guuleysatay gabadha ugu quruxda badan aduunka.

Atariishadaan Hollywoodka ka xamaalato sidoo kalana Bollywoodka qeyb ka ah ayaa inta badan dhanka labiska lagu gaarin waxayna siweyn usoo habeysaa labiskeeda taasoo ka caawiso in quruxdeeda markasta hadal heyn noqoto.

Balse 38 jirtaan sirta quruxdeeda ka dambeyso ayaa lagu tilmaamay iney tahay rooseesatada guduudan taasoo ay markasta isticmaasho waxayna bishimaha guduudan soo saaran bilicda wajigeeda.

Hadaba waxaan halkaan idiin kuugu soo qaadan doonaa dhowr sawir oo ay barsantahay iyo sida ay ugu qurux badantahay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here