Filimka The Sky is Pink ayaa sabtidiisii koowaad sameeyay sare u kac 60% kadib markii uu jimcadiisii koowaad ku furmay qaab burbur ah maadaama uu keenay 2.50 crore.
Tan ayaa ka dhigan in filimkaan oo ay hogaamiye ka yihiin Priyanka Chopra iyo Farhan Aktar uu maalintiisii labaad keenay 4 crore.
halkaan hoose kaga bogo lacagaha uu filimka The Sky is Pink soo xareeyay mudo labo maalmood;
Jimce -2.50 crore.
Sabtid – 4 crore.
Wadarta Guud 6.50 crore qiyaas.