Atariishada quruxda badan sidoo kalana qeybta ka ah shirkadaha Hollywoodka iyo Bollywoodka ayaa wareysi uu la yeeshay barta E News lagu weydiiyay su’aalo dhowr ah kuwaasoo la xiriira nolosheeda qaaska ah.

Su’aalaha Priyanka laweydiiyay waxaa kamid ah hadii ay dooneyso iney caruur dhasho isla markaasna ay qorsheynayaan iyada iyo ninkeeda iney caruur isku dhalaan ayay ku jawaabtay.

Priyanka oo arinkaas ka hadleysay ayaa tiri; “caruurtu waa shacabkeyga aan taageeraha u ahay inaan shirko noqono ayaana ka jeclahay inaan shakhsiyaadka qaangaarka ah shirko la noqdo aniga aad ayaan u jeclahay caruurta”

Priyanka oo hadalkeeda sii wadato iyo hadey dooneyso in iyada iyo Nick Jonas caruur haatan isku dhalaan ayaa tiri; “waan jeclaan lahaa inaan caruur isku dhalno”.

3 COMMENTS

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here