Aktarada Priyanka Chopra ayaa kamid noqotay 10-ka Atariisho ee mushaaraadka ugu badan ay ka soo galaan Telefishinada .

Filimkeeda Mareykanka ah ee Quantico ee ka baxayay ABC TV,ayaa ka caawiyay in qiimeyntan 10-ka Ataro ay ka soo muuqato.

$11 million ayaa ugu soo xaroota Telefishinada Priyanka taas oo ka dhigeysa marka India xageeda loo eego gabadha ugu mushaarka badan.

priyanka-highest-paid-list-sofia-vergara-759

Liiska Aktarada ugu mushaarka badan waa kuwan

  1. Sofia Vergara – $43 million
  2. Kaley Cuoco – $24.5 million
  3. Mindy Kaling – $15 million
  4. Ellen Pompeo and Mariska Hargitay – $14.5 million
  5. Kerry Washington – $13.5 million
  6. Stana Katic – $12 million
  7. Priyanka Chopra – $11 million
  8. Julianna Margulies -$10.5 million
  9. Julie Bowen – $10 million

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here