atariishada caalamiga ah ee lagu magacaabo Priyanka Chopra ayaa waxa ay noqotay shaqsi si weyn loo hadal-haayo maadaama xidigtan ay u dhaxeeso labada shirkadaha kala ah Bollywood iyo Hollywood

Priyanka Chopra ayaa dhawaanahan waxa ay ku sugnayd dalka America waxaana midaas u sabab ah in halkaas u dagan yahay ninkeeda Nick Jones

haddaba atariishadan ayaa dhawaan waxaa ku maadeystayn qaar ka mid ah taageerayaasha Bollywoodka kuwaaso ku sheegayn inay Priyanka Chopra soo xiratay daba gaabka ay xirtaan ciidanka lagu magacaabo Khakee

waxaana sidoo kale atariishadan lagu kala kaftamay inay diyaar u tahay inay kusoo biirto RSS kaaso madax u ah ciidanka Khakee iyadoo arrintan ay noqotay mid maanta si weyn loogu hadal-haayo baraha bulshada

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here