Home » Nolosha Jilaayaasha » Priyanka Chopra Oo Magaalka Mumbai Dhex Mushaaxeysa Sawiro Xiiso Lehna Laga Soo Qabtay!!

Priyanka Chopra Oo Magaalka Mumbai Dhex Mushaaxeysa Sawiro Xiiso Lehna Laga Soo Qabtay!!

Atirishada Priyanka Chopra ayaa maalmo kadib duubis ku bilaawi doonto filmada kala ah The Sky Is Pink iyo Bharat oo ay la kala jileyso Farhan Akhtar iyo Salman Khan.

Xidigtaan ayaa isku diyaarineyso ka howlgalka mashaariicdeda waliba waxaa la sheegay in ay duubis ku hor bilaawi doonto filmka The Sky Is Pink oo ay iska leedahay Shonali Bose kaasona ay ku jilesyo Farhan xaaskisa waalidiina ay u yihiin Zaira Wasim oo gabar xanuunsan filmka ku jileysa.

Dhanka kale waxay duubis ku bilaawi doontaa 17 bishaan filmka Bharat ee ay la jileyso Salman Khan, Tabu iyo Disha Patani, hadaba halkaan hoose kaga bogo PeeCee iyo sawirada magaalka Mumbai looga soo qabtay..

_MG_3106

_MG_3117

_MG_3120

_MG_3121

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *