Priyanka Chopra Oo Mumbai Xaflad Weyn Ugu Dhigi Doonto Nick Jonas Iyo Qyskiisa!!

Priyanka Chopra iyo Nick Jonas xiriirkoda waa mid meeshii ugu sareesay taagan inkastoo PeeCee aysan shaaca ka qaadin balse Nick ayaa shaaca ka qaaday arinkaan iyo in ay Faraanti isku galiyeen.

Hadaba Chopra dad ka akdhow axay saxaafada u sheegen in 18 bishaa n Aug ay xidigtan Mumbai ku dhigi doonto xaflad ay ku casuumeyso Nick Jonas iyo qoyskiisa.

Nick ayaa qoyskiisa Mumbai keeni doono labada qoysna halkaas ayee isku baran doona sido kalena Priyanka waxay dooneysa inee guurkeda halkaas shaaca kaga qaado sida la sheegay waxayna xafladan ku casuumtay saaxiibadeeda gaarka ah qaarkodna Bollywoodka kamid yihiin.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*