Home » Nolosha Jilaayaasha » Priyanka Chopra Oo Wadada Dhexdeeda Ciyaar Isaga Qabsatay Iyo Dance Xili New York Joogto!!

Priyanka Chopra Oo Wadada Dhexdeeda Ciyaar Isaga Qabsatay Iyo Dance Xili New York Joogto!!

Atirishada soo jiidashada badan Priyanka Chopr ayaa sawiro laga soo qabtay xili ay wadooyinka New York isaga dhex bood boodeysay.

Xidigtaan ayaa hader kusugan New York waxayna soo gaba gabeyneysay duubista filmkeeda Hoillywodoka ah ee lagu magacaabu Isn’It  Romantic waxaana la hogaaminaya filmkaan jilaaga Liam Hemsworth.

Photos,Priyanka Chopra,Isn't It Romantic,Rebel Wilson

PeeCee ayaa la dabaal dageeysay kooxda mashruucan ayadoo Dance ka muujisay wadada dheexdeeda xili ay duubayeen mashruucan la daawan doono 14 Feb 2019 waana film jaceyl ah oo maalinta jaceylka dunida la daawan doono.

Priyanka waxay dhowaan duubis ku bilaawi doonta filmka Bharat ee ay la hogaamineyso Salman Khan kaaso sanadka dambe bartamihiisa la daawan doono…