Jonas walaalkiis iyo Joe Jonas ayaa ku soo laabanayo jilista filimada. Ka dib markii uu jilay taxanaha ee leeyihiin ‘Disney’ ee ‘Camp Rock franchise’,

30 jirkan ayaa ka shaqeeyay muusikadiisa ka hor inta uusan helin mashruuc sax ah oo uu dib ugu soo laabto dhanka jilista. Wuxuu jilaayaa filim dagaal ah oo qarash badan ku baxi doono kaasoo loobixiyay ‘Devotion’ ….xidigaan ayaa soo bandhigi doonaa doorka duuliye dagaalyahan Marty Goode. Duubista ayaa ka bilaaban doonta bisha soo socota Georgia.

Sida laga soo xigtay Deadline, “The anic epic wuxuu soo bandhigi doonaa sheekada dhabta ah ee duuliyeyaasha dagaalka ee Navy US, Jesse Brown iyo Tom Hudner, oo ah labo nin oo dhalinyaro ah oo ka kala yimid aduunyo kala duwan. Waxaa si wada jir ah loogu bilaabay kooxda VF-32,

Laakiin saaxiibtinimadooda ayaa la tijaabiyaa markii midkood lagu toogto safafka cadowga. Christina Jackson ayaa noqon doonta atariishada filmka. Thomas Sadoski, Jonathan Majors, iyo Glen Powell ayaa hogaaminaya mashruucan.

Sadoski wuxuu matalayaa hogaamiyaha kooxda Dick Cevoli , jones ayaa mudo kadib kusoo laabanaya mashruuc aad ubalaaran kaasoo natiijo weyn laga sugayo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here