Home » Nolosha Jilaayaasha » Priyanka Chopra Waa Atirishada Kaliya Ee Madaxweynaha Marekanka Donald Trump(Geesiyad)

Priyanka Chopra Waa Atirishada Kaliya Ee Madaxweynaha Marekanka Donald Trump(Geesiyad)

Atirishada Priyanka Chopra waa mid kamid ah hablaha dunida ugu caansan magac ahaan iyo maqaam ahaan maadama y tahay xidig weyn oo u dhaxeysa Bollywoodka iyo Hollywoodka.

Priyanka ayaa la falgashay wargeyska Magazine waxaana laga qaaday xidigtaan wareysi dhan walba ah balse qodobka aan soo qaadaneyno ayaa ah hadalka ku saabsan Trump.

Priyanka ayaa la weydiyay madax weynaha xiga ee dalka Marekanka cida ay u dooran lahed xidigtaan ayaa ku jawaabtay cid walba oo ku haboon inee u dooran lahed balse waxay diiday inee sharaxdo sababta.

Hadii hadalkaas si wanaagsan loo dhabo galo waxuu saameynayaa madax weynaha  haatan marekanka hogaamiye Donald Trump ayadoo xidigtaan muujisay inee kasoo horjeeto hogaanaka hader Marekanka heystaan ayna jeclaan lahed shaqsi done ha noqde in shaqsi kale goobta la keeno.

Waa markii labaad ee PeeCee ay kasoo horjeesato si geesinimo leh madaxweynaha Trump ayadoo fikirkeeda xorta ay u tahay ka hadashay….

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *