Priyanka Chopra waxa ay soo martay marxalado kala duwan waayaheeda atariisho iyadoo lagu xaman jiray aktaro badan sida Shah Rukh Khan , Akshay Kumar iyo Shahid Kapoor

taaso noqotay arrin mar waliba lagu soo qaato saxaafada dalka inida laakiim atariishadan marka ay guursatay wiilka in badna ka yar ee Nick Jones waxa ay gashay jawi dagan

iyadoona atariishadan jaceyl inau xilli walba muujiso sida ay u jeceshay isaga labadan lamaane ayaa waxa ay sanadkii hore isku guursadayn dalka inida

Priyanka ayaa hadda waxa ay cadeysay inuu Nick yahay dunideeda ka dib markii guri qaali ah ugu iibisay magaalada Los Angeles kaaso lagu qiyaasay lacago dhan 144 Crore ( $20m)

gurigan waxa cabirkiisa yahay 20,000-square- foor waxaana uu leeyahay 7 qol jiif ay iyo 11 suuli waxaana labadan lamaane ay gurigaas u guuri doonan bilowga sanadka cusub

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here