Priyanka Chopra wali waa atiriisho isheysata jir ahaan sikaste oo loo guursaday quruxdeeda isma bedelin in ay siyaado mooyee waxayna kaalmaha hore kaga jirtaa dumarka dunida ugu soo jiidashada badan.

37 jirtaani wiilal badan ayaa si waali ah u jeclaayeen kahor inta aysan guursanin balse markee aroostay fanaanka caanka ah Nick Jonas qalbiga ayee ka jabeen inkastoo awalba rajo ku nool ay ahaayen hadana guurkeeda markee maqleen riyadooda halkaas ayee ku dhamaatay.

Sidaas ee tahay quruxdeeda arooska kadib weyba siyaaday xidigtaan sawiradeeda ugu dambeyaana waa kuwa shidan oo xiliyo kala duwan laga qabto mar ay dalxiis kujirto iyo mar ay xaflado ka qeyb galeysi.

Priyanka ayaa dhowaan ka qeyb gashay xaflad Fashion oo uu weheliyay seygeeda Nick Jonas inaba caadi ma ahan muuqaalka Priyanka kutimid goobta indhaha dad weynaha ayee soo joodatay.

Lugaha ilaa cajirka ayee soo baneestaya xidigtaan oo waxay ku labisatay dhar ama labis nooc soo jiidasho leh taasi oo kaliftay dadka indhahooda inee qabtaan jirka Priyanka waana mida ay ugu talo gashay ileen inee mashquuliso dadka kale waa hadafkeeda.

Bal Halkaan Hoose Ka Daawo Qaar Kamid Ah Sawirada Priyanka Ugu Shidan Ee Laga Soo Qabtay:

Priyanka Chopra goes knickerless to support husband at Jonas Brothers event
Priyanka Chopra put on an extremely leggy display last night

Priyanka Chopra turned heads in a stunning satin dress
Priyanka Chopra and Nick Jonas put on a loved-up display at the Jonas Brothers event
Priyanka Chopra showed support for husband Nick Jonas
Priyanka Chopra seemingly ditched her underwear yesterday
Priyanka Chopra wowed in a daring thigh-high split dress

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here