Priyanka Chopra oo 37 jir ah ayaa kamid ah atiriishooyinka loogu doon doonis badan yahay caalamka Google-kana iyadaa laga raadiya inta badan maadama taageerayaasheeda marwalba jaceyl xad dhaaf ah ka kasbato.

PeeCee marka laga so tago dabeecadeeda wanaagsan ay dadka ku kasbatay iyo addeega ay bulshada u heyso sido kale waxay ku kasbatay quruxdeeda oo ay kusoo jiidatay malaayin dad ah haba ugu badnaadeen wiilal.

Ilaa hada iyado 37 jir ah misane xaas ah ayaa dunida laga helayaa wiilal badan oo Priyanka jaceyl xad dhaaf ah u hayaan iyo damac waali ah waxaana xusid mudan inee noqotay Miss World ama haweeyneyda dunida ugu quruxda badan 19 sano kahor.

Markaas 18 jir ayee ahed Bollywoodka xitaa ma aysan soo galin hadaba dib ayaa loo milicsaday maanta sawirada ugu shidan Priyanka Chopra sanado kala duwan laga qabtay kuwaaso indhaha wiilal badan soo jiiteen.

Bal nala daawo akhriste Priyanka waa mid wali taagan quruxdeeda inkastoo sawirada isku dhexjiraan waqti ahaan hadana kuwa sanadkaan 2019 laga qabtay ayaa xitaa kujiraan…

Priyanka Chopra
misschopra: “Priyanka Chopra for Vogue India, April 2016. ”
Priyanka Chopra Jonas Best Looks of All Time #priyankachopra #celebrityfashion #priyankachoprajonas #fashionactivation #fashionnews
Priyanka chopra
Priyanka Chopra and Nick Jonas PDA at Premiere of Jonas Brothers Documentary Chasing Happiness will make you believe in true love !! - HungryBoo
love this all white outfit on Priyanka Chopra for Cannes 2019. #Frugal2Fab
Priyanka Chopra
Sheer delight! Priyanka Chopra donned two glamorous looks on Tuesday, first appearing in sequins before making an elegant exit is a semi-sheer knit halter dress which skimmed the ground
Priyanka Chopra hot dress HD picture will make you wonder Priyanka Chopra photos will make you wonder Priyanka Chopra Looks Hot And Sexy. #Priyankachopra #indianactress #asianbeauti #hotactress
hairstyle for long column dress
Priyanka Chopra

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here