Home » . » Qaabkii jilaaga Inder Kumar isku dilay oo lasoo bandhigay Video naxdin leh ayaa baraha bulshada wareegayo!

Qaabkii jilaaga Inder Kumar isku dilay oo lasoo bandhigay Video naxdin leh ayaa baraha bulshada wareegayo!

Jilaagii caanka ahaa Inder Kumar sanadkii hore ayuu geeriyooday ayadoo la sheegay inuu wadno xanuun u dhintay balse maanta sheeko kale oo naxdin leh ayaa daaha laga qaaday.

Waxaa lasoo bandhigay Video muujinaayo Inder Kumar oo is dal dalay ama isaga is dilay sidoo kalena qamri ka dhargay muuqaalkana uu duubay ka hor inta uusan is dilin.

Inder Kumar ayaa sheegay inuu nolosha ku fashilmay, aalkolo cab ama qof qamriga saaxiib la ah ayuu yahay sidoo kalena dumarka ka helo.

Sido kale Inder Kumar wuxuu sheegay in qoyskiisa garab siin waayeen jilaa fashilmeyna uu noqday wax caawina uu waayay.

Inder Kumar wuxuu ahaa jilaa caan ah kana soo muuqday qaar ka mid ah filimada Bollywood-ka ugu caansan oo ay ka mid yihiin Masoom, Khiladiyon Ka Khiladi, Tirchhi Topiwale, Kunwara, Baaghi iyo Kahin Pyaar Na Ho Jaaye.

Fadlan hoos kaga bogo Video naxdinta leh ee Inder Kumar laga soo bandhigay maanta xiligii uu is dili rabay agteeda:

One Response to Qaabkii jilaaga Inder Kumar isku dilay oo lasoo bandhigay Video naxdin leh ayaa baraha bulshada wareegayo!

  1. inj haadi Reply

    May 14, 2018 at 6:03 pm

    us kan dabaal miya wale wuxu
    nada reen siiyey inu wadankisa
    nabad yahay

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *