Kulanti Wacan Aqristayaal Kuna Soo Dhawaada Barnaamij Gaar ah Kaa Oo Aan Ku Eegi Doono Haduu Rabi Idmo Xidigihii Bollywood-ka Ugu Caansanaa Ee Kasoo Shaqeeyay Fanka Hindiya Ee Geeriyooday.

Barnaamijkaan Waa Mid Aanu Kusoo Qaadan Doono Sanad Waliba Jilaayaashii Ugu Caansanaa Ee Fanka Hindiya Ka Baxay Kuwaa Oo Saameen Balaaran Ku Lahaa Jilista Filimada Iyagoo Mid Waliba Lagu Tixgalin jiray Doorar Kala Gadisan Oo Looga Bartay.

Haddaba Hoos Kaga Boggo Jilaayaashii Bollywood-ka Ugu Caansanaa Ee Sanadkii 2015 Geeriyooday Maantana Aan Dunida Ku Nooleen.

Sanjit Bedi – 23 June 2015

Ashraf-ul-Haq – 17 Feb 2015

Aadesh Shrivastava – 5 September 2015

Saeed Jaffrey – 15 November 2015

Waa Kee Jilaagii Lama Filaanka Kugu Noqday Geeridiisii Sanadkaan Ee Aan Kor Kusoo Xusnay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here