Kulanti Wacan Aqristayaal Kuna Soo Dhawaada Barnaamijjeena Gaarka ah Kaa Oo Aan Ku Eegni Doono Haduu Rabi Idmo Xidigihii Bollywood-ka Ugu Caansanaa Ee Kasoo Shaqeeyay Fanka Hindiya Ee Geeriyooday.

Barnaamijkaan Waa Mid Aanu Kusoo Qaadan Doono Sanad Waliba Jilaayaashii Ugu Caansanaa Ee Fanka Hindiya Ka Baxay Kuwaa Oo Saameen Balaaran Ku Lahaa Jilista Filimada Iyagoo Mid Waliba Lagu Tixgalin jiray Doorar Kala Gadisan Oo Looga Bartay.

Haddaba Hoos Kaga Boggo Jilaayaashii Bollywood-ka Ugu Caansanaa Ee Sanadkii 2017 Geeriyooday Maantana Aan Dunida Ku Nooleen.

Neeraj Vora – 14 December 2017

Shashi Kapoor – 4 December 2017

Ram Mukerji – 22 October 2017

Lekh Tandon – 15 October 2017

Kundan Shah – 7 October 2017

Tom Alter – 30 September 2017

Sitaram Panchal – 10 August 2017

Shamsher Singh – 9 October 2017

Indra Kumar – 28 July 2017

Reema Lagoo – 18 May 2017

Vinod Khanna – 27 April 2017

Om Puri – 6 January 2017

Sanadkii 2017 Wuxuu ahaa Sanadkii Ugu Murugada Badnaa Fanka Hindoya Madaama Eey Waayeen Halyeeyadii Iyo Jilaayaashii Ugu Jiliinka Iyo Xirfada Wacnaa Bollywood-ka Mana Iloobi Doonaan Sanadkaan.

Waa Kee Jilaagii Lama Filaanka Kugu Noqday Geeridiisii Sanadkaan Ee Aan Kor Kusoo Xusnay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here