Home » Arimaha Bulshada » Qaraaxo TUBE : Waa Chennel YOUTBE OO KUUSOO GUDBINDOONA MADADAALO, DHACDOOYIN & WARARKA KUBADA CAGTA.

Qaraaxo TUBE : Waa Chennel YOUTBE OO KUUSOO GUDBINDOONA MADADAALO, DHACDOOYIN & WARARKA KUBADA CAGTA.

Dhamaan asxaabta meel walba aad joogtaan waxaa lasoo saaray YOUTBE kula wadaagaya xaqiiqooyinkii , warar , heeso qoraal ah , layaab arimaha Nolosha iyo wararka kubada cagta.

Waana meeshaada mar walba waxay kaa dhegeysan doonaan taladaada iyo tusmadaada , waxaan rajeeyneynaa inaad nala shaqeeyndoonta Insha allah.

CODSI: Waxana si gaar ah idin kaga codsaneynaa inaad SUBSCRIBE Dhahdo, LIKE saarto , sidoo kalena la wadaagto asxaabtaada (SHARE).

Si aad Youtube Channel-ka Qaraaxo Tube toos ugu booqatid Fadlan RIIX HALKAAN

MAHADSANID .

2 Responses to Qaraaxo TUBE : Waa Chennel YOUTBE OO KUUSOO GUDBINDOONA MADADAALO, DHACDOOYIN & WARARKA KUBADA CAGTA.

  1. Ayaan muuse

    July 11, 2018 at 5:43 pm

    anigu like waan saaray waanku xirnaan doona sacaa laga bilaabo

  2. ccm

    July 12, 2018 at 12:19 am

    qaraaxo tube waa channel aan aad ooga helay waana dooqeyga labaad waxaa kaliya ka horeeya fiction production kuwa aan xiiseeyo