Bilawgii qarnigaan Bollywoodka waxaa soo galeen atiriishooyin badan oo qaarkood magac iyo maqaam sare ka gaareen fanka hindiya waxaana kamid Kareena Kapoor, Katrina Kaif iyo Priyanka Chopra.

Sido kale waxaa kusoo xigeen atiriishooyinka kala ah Deepika Padukone, Anushka Sharma, Shraddha Kapoor, Alia Bhatt iyo kuwa kale balse waxaa jiraan atiriishooyin qaarkood oo markee magac sameysteen maqaam fiican gaari waayeen.

Wey dadaaleen in badan balse boos fiican kama aysan gaarin loolankii ay kujireen waxaana kasoo qaadanay atiriishooyinkaas fashilmeen 9 ugu caansanaayeen hoos kaga bogo mid walba sawirkeeda magacadeeda, Filimkeeda kowaad iyo kii u dambeeyay:

Neha Dhupia: Filimkeedi kowaad wuxuu ahaa Qayamat oo la daawaday 2003 halka midkedi u dambeyay uu ahaa Helicopter Ela oo 2018 la daawaday waa atiriisho caan ah balse calankeeda dhacay.

Neha-dhupia

Ameesha Patel: xidigtaan waxay kusoo caan baxday Kaho Na Pyaar…Hai sido kalena Filimkeedi udambeyay waxuu ahaa Bhaiaji Superhit oo 2018 la daawaday inkastoo fagti hore Bollywoodka ay qabsatay hadana markii dambe daadla ayaa qaaday.

ameesha-patel

Minisha Lamba: Yahaan ayee kusoo caan baxay 2005 waxaana ugi dambeyay Filimkeedi Bhoomi oo 2017 la daawaday.

Lasoco qeybta seddexaad.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here