Qeybtii 2aad ee 25 jilaa Hollywood ah kuwaasoo bilowgii noloshooda Porn Star soo noqday ayagoo sameyn jiray filimada qaawanaanta balse markii dambe Hollywood kusoo biiray.

0
1897

Hollywood wax xiriir lama lahan filimaanta loo yaqaano 18+ kuwaasoo ah aflaam anshax xumo ah misna qaawanaan kasta lagu soo bandhigo balse waxaa jiraan jilayaal badan oo kasoo shaqeeyay filimadaas anshaxa xun balse markii dambe iska dhaafay ayagoona Hollywood kusoo biiray.

Halkaan waxaan idiin kuugu soo gudbin doonaa 25 jilaa Hollwyood ah kuwaasoo horay Porn Star usoo noqday haatana Hollywood ka tirsan qeybtii 2aad.

20-Jenna Jameson.

لم يقتصر عمل Jameson ضمن المجال الإباحي، بل شاركت أيضاً في العديد من الأفلام.

Waa mid kamid ah naagaha ugu caansan ee Porn Starka heer ay gaarto in loogu yeero boqorada Porn Starka waxayna wax ka jishay 187 filim oo qaawanaan ah waayaheedii ay qeybta ka aheyd.

Jenna ayaa markaas kadib dhanka filimada Hollywoodka usoo weecatay waxayna kasoo muuqatay waxna ka jishay filimada Family Guy, iyo Howard Stern’s Private Part ayadoo sidoo kalana codkeeda uga qeyb gashay filimada Grand Theft Auto; Vice City, Skater 4 iyo Tony Howk’is Pro/

19-Ginger Lynn.

جينجر لين في حفل توزيع جوائز XRCO في هولييود عام 2014. الصورة من Wikimedia Commons

Waxay sideetamaadkii aheyd xidig Porn Star misna caan aheyd ayadoona inta badan filimadaas la sameysay ninka lagu magacaabo Jonh Holmes balse sagaashadaamdkii ay Hollywood usoo weecatay waxayna kasoo muuqatay filimada ay kamid yihiin Young Guns 2 iyo American Pie balse wax hormar ah kama sameynin Hollywood ayadoona filimadeedii hore ee qaawanaanta dib ugu laabatay oo ay ilaa hada qeyb katahay.

18-Paul Barresi.

بالإضافة لتمثيله في مجال الأفلام الإباحية، شارك أيضاً في أفلام مثل Ghost of Mars وPerfect

Jilaagaan wuxuu noqday ninkii ugu horeeyay ee kasoo muuqda boga hore ee majalada Hustler asigoona sanadihii sideetamaadkii aflaamta qaawananta kaqeyb gali jiray balse markii dambey ayuu Hollywood kusoo biiray asigoona magac weyn halkaas ka sameeyay wuxuuna jilay filimaan badan oo Action ah kuwaasoo ilaa haatan la xiiseeyo.

17-Ashlyn Gere.

مثلت Gere ضمن أكثر من 200 فيلمٍ إباحي، بالإضافة لأدوارٍ لها ضمن Creepazoids وLunch Meat

Atariishadaan waa mid caan ah markii laga hadlaayo filimada Porn Starka waxayna jabisay rikoorka 200 filim qaawanaan ah waxayna sidoo kale ku guuleystay abaal marino badan oo ay ku heshay doorarkeeda qaawanaanta ah blasé markii dambe ayay waxay usoo weecatay Hollywoodka ayadoona kasoo muuqatay filimada cabsi cabsida ah ee Lunch Meat iyo Creepazoids.

Sidoo kale waxay kasoo muuqatay taxanayaasha Hollywoodka eek ala ah The One iyo X-files.

16-Ilona Staller.

تُعد Staller أول امرأة تظهر صدرها على التلفزيون الإيطالي. وهي فنانة إباحية من أصول إيطالية وهنغارية.

Waa atariisho hore Porn Star ah taasoo asalkeeda kasoo jeedo wadamada Italy iyo Hungry waxayna kasoo muuqatay filimo badan oo qaawanaan ah ayadoona ku jili jirtay magaca Cicciolina.

Ilona waa naagtii ugu horeysay ee xabadka ku qaawisato taleefishinka hortiisa gaar ahaan kuwa Italy waxayna kasoo muuqatay filimka Holluwoodka ee Replikator balse markii dambe gabi ahaanba fanka way isaga baxday waxayna ku biirtay siyaasada ayadoona haatan ka tirsan xukuumada talada kaheyso wadanka talyaaniga.

La soco qeybta 3aad.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here