Qeybtii 3aad ee 25 jilaa Hollywood ah kuwaasoo bilowgii noloshooda Porn Star soo noqday ayagoo sameyn jiray filimada qaawanaanta balse markii dambe Hollywood kusoo biiray.

0
1894

Hollywood wax xiriir lama lahan filimaanta loo yaqaano 18+ kuwaasoo ah aflaam anshax xumo ah misna qaawanaan kasta lagu soo bandhigo balse waxaa jiraan jilayaal badan oo kasoo shaqeeyay filimadaas anshaxa xun balse markii dambe iska dhaafay ayagoona Hollywood kusoo biiray.

Halkaan waxaan idiin kuugu soo gudbin doonaa 25 jilaa Hollwyood ah kuwaasoo horay Porn Star usoo noqday haatana Hollywood ka tirsan qeybtii 3aad.

15-Holly Sampson.

شاركت Sampson في مجموعة أفلام ومسلسلات، بالإضافة إلى علاقتها الشهيرة بلاعب البيسبول الأميركي (تايغر وودز)

Atariishadaan ayaa markii hore Hollywoodka kamid aheyd waxayna markii ay magac ka heli weysay u weecatay dhanka filimada qaawanaanta ayadoona filimaan badan sameysay balse waxay hadana dib ugu soo laabatay Hollywoodka waxayna kasoo muuqatay filimka Rump Up The Volume.

14-Robert Kerman.

مثل Kerman في عددٍ كبير من الأفلام الإباحية، لكنه اتجه في النهاية إلى السينما والأفلام.

Jilaagaan wuxuu kasoo muuqday boqolaal filimaanta qaawanaanta ah asigoona ah jilaa talyaani ah kadibna wuxuu u jiheystay halka ay inta badan u jiheystaan jilayaasha aflaamta qaawanaanta ku caanbaxay ee filimaanta cabsi cabsida ah gaar ahaan kuwa talyaaniga ah wuxuuna kasoo muuqday filimaan ay kamid yihiin Spider-Man, Night Of The Creeps, Cannibal Ferox, Eaten Alive, Cannibal Holocaust iyo No Way Out.

13-Speldin Gray.

مثل Gray في 3 أفلامٍ إباحية، ثم انتقل بعدها للكتابة والتمثيل.

Wuxuu kasoo muuqday 3 filim oo qaawanaan ah kadibna wuxuu u jiheystay Hollywoodka asigoona noqday qoraa filimada sidoo kalana jilaa ah wuxuuna ka qeyb qaatay filimaanta ay kamid yihiin Diabolique, Beyond Rangoon, King Of The Hill iyo The Killing Fields.

12-Rileey Steele.

تعد Steele من الممثلات الإباحيات المعروفات، حيث شاركت في عدة أفلام.

Atariishadaan bilowgeeda fanka waxay kusoo caanbaxday filimada qaawanaanta ah ayadoona dhowr filim sameeyay kadibna waxay usoo weecatay dhanka Hollywoodka gaar ahaan taxanayaasha waxayna kasoo muuqatay taxanayaal ay kamdi yihiin Pranha 3-D iyo taxanaha The Girl’s Guied To Depravity ee taleefishinka HBO kasoo galo.

11-Marilyn Monroe.

لم تمثل (مونرو) في الأفلام الإباحية، ولكنها كانت رمز الإغراء العالمي في ذلك الوقت.

Atariishadaan caanka ah filimaan qaawanaan kama aysan soo muuqan balse waxay kasoo muuqatay bandhig sawiro qaawanaan ah maadaama waqtigaas aysan jirin aflaamta qaawanaanta badalkoodana ay jireen sawiro qaawanaan ah waxayna atariishadaan sidaas u sameysay sida la sheegay iney ku hesho lacag maadaama ay qarka u saarneyd iney muflisto.

Balse markii ay kasoo muuqatay sawirada qaawanaanta kadib magaceeda ayaa circa isku shareeray waxayna noqotay gabadha waqtigeeda loogu jecelyahay ayadoo ragii dhamaa waqtigaas love kuwada noqdeen.

La soco qeybta 4aad.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here