Qeybtii 4aad ee 25 jilaa Hollywood ah kuwaasoo bilowgii noloshooda Porn Star soo noqday ayagoo sameyn jiray filimada qaawanaanta balse markii dambe Hollywood kusoo biiray.

0
1786

Hollywood wax xiriir lama lahan filimaanta loo yaqaano 18+ kuwaasoo ah aflaam anshax xumo ah misna qaawanaan kasta lagu soo bandhigo balse waxaa jiraan jilayaal badan oo kasoo shaqeeyay filimadaas anshaxa xun balse markii dambe iska dhaafay ayagoona Hollywood kusoo biiray.

Halkaan waxaan idiin kuugu soo gudbin doonaa 25 jilaa Hollwyood ah kuwaasoo horay Porn Star usoo noqday haatana Hollywood ka tirsan qeybtii 4aad.

10-Kim Kardashian.

اشتهرت (كيم) بعد تسريب الشريط الإباحي الذي يظهرها بجانب حبيبها السابق

Gabadhaan TVyada ku caan baxday ayaa kahor inta aysan caan noqonin waxaa laga faafiyay muuqaal qaawanaan ah kaasoo Internetka lasoo galiyay ayadoo waliba galmo la sameyneyso saaxiibkeed hore ee Regie arintaasoo hadalheyn weyn abuurtay waxaana xidigtaan lagu eedeeyay in kas muuqaalkaas ayada u duubtay lacagna ku bixisay sidii baraha bulshada loogu soo bandhigi lahaa inkastoo Kim Kardashian arinkaan beenisay.

Sikastoo ay ahaataba muuqaalkaas la faafiyay wuxuu sabab u noqday in Kim Kardashian ay hesho magacii ay u carareysay waxaana siweyn ugu kala kacay barnaamijka ay daadihiya ka tahay ee Keeping Up With The Kardashians kaasoo ay kala soo muuqdaan gabdhaha walaalaheeda.

9-Sunny Leone.

تشارك Leone في إنتاج الأفلام الإباحية بجانب زوجها، كما مثلت في مجموعة أفلامٍ بوليوودية.

Yaanba aqoonin atariishadaan reer Canada balse asal ahaan Hindida ah waxay horay u aheyd atariisho filimaanta qaawanaanta jisho ayadoona filimaan badan kasoo muuqatay balse markii dambe way iska dhaaftay waxayna shaqo ka heshay shirkada filimada Bollywoodka.

Sunny Leone sitoos ah ugama aysan bixin filimada qaawanaanta ilaa iyo haatan ayay qeyb ka tahay balse waxay joojisay jiliinkii oo kaliya taas badalkeeda iyada iyo ninkeedaba waxay maalgaliyaan filimada qaawanaanta ayagoona halkaas macaash ka raadiyaan.

8-Sibel Kekilli.

شاركت (سيبيل) في عدة أفلام إباحية في ألمانيا قبل أن تشارك بالمسلسل الشهير Game of Thrones.

Atariishadaan markii ay joogtay Germany ayay sameyn jirtay filimada qaawanaanta ayadoona halkaas caan ka noqotay waxaana la sheegaa in waalidkeeda xiriirka u jareen maadaama yasan dooneynin iney noqoto atariisho aflaamta xun xun jisho balse ma aysan joojinin taas badalkeeda howsheeda ayay sii wadatay ilaa abaal marino kala duwan lagu siiyo.

Atariishadaan ayaa markii dambe shaqo ka heshay mashruuca TVyada ka baxo ee Game of Throne oo ay haatan qeyb katahay.

7-Sasha Gray.

تعمل Sasha Gray اليوم في مجال الموسيقى والتمثيل والإعلان.

Atariishadaan ayadoo 18 jir ah ayay howshaan bilowday waxayna porn star aheyd mudadii u dhaxeysay 2006dii ilaa 2011dii ayadoona magac halkaas ku sameysatay balse markii dambe waxay u weecatay dhanka muusikada iyo barnaamijyada TVyada ka baxa.

6-David Duchovny.

عمل Duchovny سابقاً في مجال الـ Soft Porn، ولكته انتقل بعد ذلك إلى التلفاز والأفلام

Jilaagaan weyn ee Hollywoodka kahor inta uusan noqon jilaa magac leh wuxuu jili jiray aflaamta qaawanaanta balse markii dambe wuu iska daayay asigoona filimaan badan iyo taxanayaal badan kasoo muuqday.

La soco qeybta 5aad.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here