Qeybtii 5aad ee 25 jilaa Hollywood ah kuwaasoo bilowgii noloshooda Porn Star soo noqday ayagoo sameyn jiray filimada qaawanaanta balse markii dambe Hollywood kusoo biiray.

0
1867

Hollywood wax xiriir lama lahan filimaanta loo yaqaano 18+ kuwaasoo ah aflaam anshax xumo ah misna qaawanaan kasta lagu soo bandhigo balse waxaa jiraan jilayaal badan oo kasoo shaqeeyay filimadaas anshaxa xun balse markii dambe iska dhaafay ayagoona Hollywood kusoo biiray.

Halkaan waxaan idiin kuugu soo gudbin doonaa 25 jilaa Hollwyood ah kuwaasoo horay Porn Star usoo noqday haatana Hollywood ka tirsan qeybtii 5aad.

5-Matt LeBlanc.

شارك LeBlanc، كزميله Duchovny، في مجال الـ Soft Porn قبل أن يظهر على التلفاز في المسلسل الشهير Friends.

Jilaagaan ku caan baxay taxanaha Hollywoodka ee Friends wuxuu markiisii hore jili jiray filimada Spft Porn balse markii damvey ayuu Holluwood usoo wareegay.

4-Jackie Chan.

شارك (تشان) في فيلم الإغراء All in the Family قبل أن يصل إلى هوليوود.

Jackie kahor inta uu san jilaa weyn noqonin wuxuu wadadaan usoo maray qaab kasta si uu marlee magac u helo asigoona sanadkii 1975tii kasoo muuqday filim Shiinees ah kaasoo filimada qaawanaanta kamid ahaa balse kadib wuu iska dhaafay wuxuuna noqday jilaa sameeyo filimada xarakada iyo askhanka ah asigoona magacii iyo maamuuskii uu raadinayay ugu dambeyn helay.

3-Arnold Schwarzenegger.

لم يشارك (أرنولد) في الأفلام الإباحية لكنه صور العديد من اللقطات العارية للمجلات.

Jilaagaan Hollywoodka caanka ah kama uusan soo muuqan aflaamta qaawanaanta balse wuxuu kasoo muuqday sawiro qaawanaan ah dhamaadkii 70aadkii.

Aronld qofaan aqoonin malahan waana mid kamid ah jilayaasha ugu caansan Hollywoodka.

2-Cameron Diaz.

عملت Diaz في مجال الـ Soft Porn قبل أن تشارك في أفلام هوليوود.

Atariishadaan ayadoo 19jir ah ayayba bilowday filimada Soft Pornka ayadoona dhowr muuqaal qaawanaan ah sameysay balse markii dambe siweyn ayay uga qoomameysay waxayna si cajalka uu ku duubnaa muuqaalkaas u hesho dartiis u bixisay lacag dhan 3.5 Million oo dolar.

Atariishadaan ayaana magacii ay rabtay ka heshay Hollwoodka waxayna jishay misna kasoo muuqatay filimaan badan oo caan ah.

1-Sylvester Stallone.

مر (ستالون) بفترة عصبية فاضطر إلى التمثيل في أفلام الإغراء كما حدث مع زملائه (تشان) و(شفارتزينغر).

Kaho inta uusan sameynin filimkiisa caan baxay ee Rocky jilaagaan ayaa xaalad xun dhexda ka galay asigoona naf ka raadiyay filimada qaawanaanta ah taasoo uu lacag badan ku kasbaday balse kuma uusan sii waarin oo waa iska dhaafay wuxuuna ugu dambeyn saxiixay filimka uu magac weyn ku helay ee Rocky.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here