Home » . » Qisada Jaceyl Ee SRK Iyo Gauri Khan: SRK Oo Aragtida Koowaad Ku Jeclaaday Gauri Iyada Diyaar Uma Aheyn Sida Uu Jaceylkiisa Ku Kasbaday Qaladka Uu Galay Iyo Sida Ay Kaga Tagtay (+Sawiro)

Qisada Jaceyl Ee SRK Iyo Gauri Khan: SRK Oo Aragtida Koowaad Ku Jeclaaday Gauri Iyada Diyaar Uma Aheyn Sida Uu Jaceylkiisa Ku Kasbaday Qaladka Uu Galay Iyo Sida Ay Kaga Tagtay (+Sawiro)

Bollywood King Of Romance Aka Shah Rukh Khan waa jilaa si  weyn  loo  wada  jacel  yahay  oo  dad  kusoo  jiitay filimada  jaceyl  uu  sameeyay waana jilaa maqaamkiisa ugu sareeyo Bollywood-ka ka gaaray.

Haddabaa  SRK  shaashada  kalii  jaceyl  kuma  soo  bandhigo  waa  jilaa  soo  maray  taariikh  midka  ugu  xamaasada  badnaa ee  jilaa  bollywood-ka  ka  tirsan  soo  maray dhinaca jaceylka.

Sidaa daraadeed hoos kaga bogo qisada  Jjaceyl Ee  SRK  iyo xaaskiisa  Gauri Khan:  SRK  oo  aragtida koowaad ku jeclaaday gauri iyada diyaar uma aheyn sida uu jaceylkiisa ku  kasbatday  qaladka  uu galay Iyo sida ay kaga tagtay

Aragtida Koowaad Ayuu SRK Gauri Ku Jeclaaday

Shah Rukh Khan  Iyo  Gauri  waxay  markoodi  ugu  horeysay  ku  wada  kulmay  xaflad uu  dhigay  qof  asxaabta  ka mid  ah  1984,  wuxuuna  xiligaas  SRK  jiray  18  sano  xafladaas  SRK  hal  gabbar  ayuu  ka  helay  waana  Gauri  oo indhahiisa  ka  qaadi  waayay.

SRK  isla  maalintaas  ayuu  jaceyl  weyn u  qaaday  Gauri  wuxuuna  xaflada  ku  arkay  Gauri  gabadha  uu  ka helay oo la  ciyaarayso  wiil  aad  ayuuna u  xanaaqay  SRK  ka  dib  xooga  wuxuu  ka  codsaday Gauri  inay  la  ciyaarto  laakiin  xiiso  uma  qabin  hadalkiisa  wey  ka  jeesatay  iyadoo  dhahday  wiilka  saaxiibkeyga  ayaa sugaaya.

Daqiiqadaas  SRK  wuxuu  dareemay  in  jaceylkiisa uu  bur buray  sidoo kale  xanuun  weyn  ayuu  qalbiga  ka dareemay  laakiin  xaqiiqda  ayaa  aheyd in  wiilka  saaxiib la  aheyn  Gauri  uu  ahaa  wiilka  walaalkeed  ah  Sida Shah Rukh Khan  mar uu  sheegay  ka  dib Srk  markuu  ogaaday  inuu  walaalkeed  yahay  wuu u  wacay  wuxuuna dhahay  “mujhe bhi apna bhai samjho.” aniga xitaa walaalkaaga oo kale iga soo qaad’ waana halka uu ka bilaabmay xiriirkooda.

SRK uu ku guuleystay Jaceylkiisa iyo lama filaanka uu la kulmay

Ka  dib  xooga is  faham   Gauri  waxay  dareentay  inay  jaceyl u  qaaday  SRK  si  weyn  kaga  heshay  waxay bilaabeen  inay si  wadajir  ah  banaanka u  wada  aadaan.

Laakiin  Shah Rukh Khan qalad ayuu  galay  sababtoo  ah ma  rabin  Gauri in  timaha u  furnaado iskaba daa  inay  wiilasha  la  kulanto  ma la hadasho  ka dib  Gauri  waxay  go’aansatay in  jaceylkaan  xurnimo la aanta  ah  xal u hesho.

Haddaba  waxaa la  gaaray  dhalashada  Gauri Khan oo  ku  dhiganaysay  guriga  Shah Rukh Khan  asigoo  hadiiyado kala  duwan u  diyaariyay  maadaama  jaceylkiisa  dhalashadeeda  tahay  laakiin  Srk  ayaa  la  kulmay  lama  filaan naxdin  ah  maadaama  Gauri  Mumbai  isaga  tagtay  iyada oo  aan wax u  sheegin  jaceylkeeda  iyo  asxabteeda.

Lasoco Qeybta Xiga Ee Maqaalkeena Sida Uu SRK U Helay Gauri Iyo Dhib Uu Maray

 

One Response to Qisada Jaceyl Ee SRK Iyo Gauri Khan: SRK Oo Aragtida Koowaad Ku Jeclaaday Gauri Iyada Diyaar Uma Aheyn Sida Uu Jaceylkiisa Ku Kasbaday Qaladka Uu Galay Iyo Sida Ay Kaga Tagtay (+Sawiro)

  1. abdi kaafi

    September 19, 2017 at 9:07 am

    sxbyl srk inabacadimahan shashadaha waxanku aragnay isago balbiyada gabdhaha filmda lawado kaxadayo srk wixisa markan wanku arkay wankucashaqay Gauri kusoxeragaliyay & jeceyl walaltinimo oo kubartay anagahen gabdhahena hada iskubaratiin walaltinimo hadanahen aad magtid xiriir jacayl ubandhig waxaykuledahay walalkay ayaatahay marka wxanleyahay gabdhahena Somalia wad ujedaan srk in oo jacayl kiisa markihore ayku atkaysay xaskisa Gauri kadibna woobabadashay gartadisa waxonakadhigay walaltinimo katibna jacayl marka maxadidayo jacayl walaltinimo kabilawday ama la iskubartay qab walaltinimo ah