Adduunkan waxaa la arkeynij wey iska yaryihiin waxaa lahelaa maalin walba mucjiso iyo dhacdooyin qofka insaanka ah ka yaabinaayo aadna ula fajacaayo.

Qofbaa tareen xowli usocda isku dhigaayo sabab la xiriirta in gabar jaceylkiisa diiday kaliya, qofbaa arkeysaa boqolaal KM soo safraayo si uu ula kulmo qof uu taageero u yahay ama kaga qeyb galo daawasho kubad la ciyaaraayo.

Qaar kamid ah qabiilo Indonesia Degaan Waxay aaminsan yihiin in Dhimashada qeyb kamid ah nolosha tahay.

Haddi qof bulshada caan ka ah uu geeriyoodo waxay sameyaan labis ayee u xiraan, cunno iyo cabitaan ayee afka ugu shubaan sigaarka ayee u daaraan.

Feestooyinka xitaa wey ka qeyb galiyaan oo had iyo jeer meydka qofkaas ayee sidaan maadama dhimasho rumeysneen..

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here