Corona Virus dad badan oo jaanis heysan ayuu jaanis siiyay kadib markii dowladaha qaar shacabkooda kusoo rogtay amar ah ineysan guryahooda kasoo bixin si looga taxadaro badqabkooda.

Dadkaan qaarkood ayaa markii hore jaaniskooda aad u yaraa balse haatan jaanis fiican oo howlo badan qabyo ka ah ku qabsadaan heleen waxaana kamid ah qoraaga sheekada taxanaha qiyaaliga ah balse sida weyn looga helay ee Game of Thrones George R.Martin.

Qoraagaan ayaa sheegay in uu jaanis fiican u helay qorista xalqooyinka Season 6 ee taxanahaan wuxuuna sidoo kale sheegay in maadaama uu nin da’yahay uu taxadar adag ku jiro isla markaasna magaalada iska casilay meel gooni ahna ku noolyahay si badqabkiisa uga fakaro.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here