Inaba caadi ma ahan goos gooska labaad ee laga soo bandhigay xalqada 43-aad taxanaha Hercai taaso la daawan doono caawa halka beri subax aan idiin soo gudbin doono anaga hadaba dhacdooyinka goos gooskan hoos kaga bogo:

1-Markee Zahra usheegtay Hazar in wiilkiisa Miran yahay wey isasoo raacayaan waxayna u imaan doonaan Dilshaah saaxiibteeda Ayla iyagoo ka wareysan doonaan hadii Dilshaah uur lahed waxayna Ayla Hazar usheegi doontaa in Dilshaah uur lahed ayna iyada ogaatay intuu tababarka Militariga ku maqnaa.

2-Hanifa ayaa Reyan usheegeyso inee cararto maadama Caziiza ay ksuoo dalbatay Mahamuud si Reyan loo afduubo waxayna Caziiza dooneysa inee Reyan afduubto si aysna isku dilin Miran iyo Aslan maadama Caziiza ogaatay in Aslan jecelyahay Reyan.

3-Caziiza iyo Maxamuud waxay heli doonaan cadeyn naxdin ay ka qaadaan oo Dilshaah kusaabsan iyo gabal kamid ah qabrigeeda tolow Dilshaah inee nooshahay miyee fahmee xalqada lagu arki doonaa sido kale Reyan ayaa la kulmi doonto Caziiza xili Caziiza ay dooneyso inee Reyan kala hadashu arimo Miran quseyaan.

4-Ugu dambeyn waxaa kulmi doonaan Xanifa iyo Aslan Aslanbey waxayna Hanifa dhihi doontaa adiga ayaan kula jira wiilkeygiyow oo ay kala jeedo Caziiza waan kahor imid.

5-Miran iyo Reyan ayaa waqti macaan wada qaadan doonaan.

6-Aslan ayaa isagoo dhiiran Reyan guur ka dalbanaayo oo dhahaayo aan isguursano tolow maxay ku jawaabi doontaa maxayse tahay danta ku kaliftay Reyan inee dhuumasho Aslan kula kulanto guurna oga wada hadlaan.

7-Miran ayaa balansanaayo Aslan kadibna wey is dagaali doonaa xili Miran buur uu ka dhici rabo waxuuna xabad ku dhufanaa Aslan inee kudhacday iyo inkaalena 100% lama hubo balse Reyan wey qeylisay oo goobta ayee joogtay iyadoo Miran leh ayuuna goos gooska dhamaaday.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here