Waxaa jimcihii la daawaday xalqada 48aad taxanaha Hercai oo meel xiiso leh ku dhamaatay waxayna ahed xalqad dhacdooyin xiiso badan lagu arkay hadaba dhacdooyinka xalqadan hoos kaga bogo inta ugu muhiimsan iyagoo qoraal ah:

1-Miran markii loo sheego aabihiis inuu Hazar yahay wuu iskadiiday waxuuna ku adkeystay inuusan aqbalin waayo ma ahan run dhaqsi la aqbali karo hadaba Miran qeybta hore xalqada murugo iyo oohin ayuu kujiraa.

2-Hazar waxuu iskudayaa inuu Miran wax fahamsiiyo lkn wuu ku guuldareystay waxaana kujiro shaki ah inee Dilshah nooshahay xitaa Caziiza ayuu weydiina hadalkii xalqadii hore usheegtay ee ay tiri Dilshah wey nooshahay iyadana jawaab fiican ma siineyso hadaba Hazar waxuu ku dadaala qaabku ku ogaan lahaa arinkaan.

3-Fusun Aslanbey waa hanti doon Furat sidee lacagta kala soo wareegi lahed ayee ku dadaale isagana wuu diida inuu lacagta wareejiyo iyadana hooyadiis xitaa wey usheege oo ay dhahee wiilkaada hantida iigasoo wareeji hadii kale sirtaada aan banaanka keenaa.

4-Aslan waxuu rabaa inuu afduubto Reyan qorsho ayuuna diyaarina xili Miran guriga ka maqan yahay ayuuna Reyan afduubanaa isagoo duur cidlo ah geynaayo qorshihiisana waa inuu diyaarad kula baxsado.

5-Hazar iyo Miran markee arinkaas ogaadaan waxay iskudayayaan inee Reyan bad baadiyaan balse meesha arin asn caadi ahen ayaa ka dhacasto Aslan waxuu toogana Hazar halka Mahfuz tooganayo Aslan. Aslan ma dhiman doonaa Hazar asna maxaa kudhici doono ileen xabad ayaa kudhacdee xalqada 49aad ayaa lagu ogaana.

Dhamaad.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here