Xalqadii 9-aad waxay inoo joogtay cali oo ka carooday go’aanka ustaad Farmaan ee ah in loo bedelay qeybta sheybaarka hadaba xalqada 10-aad bartaas ayee ka bilaaweyne hoos kaga bogo dhacdooyinka ugu xiisaha badan:

1-Caadil ayaa ogaanayo in cali sheybaarka loo bedelay wuuna ogolaana go’aankaas:

Farmaan iyo Izabella ayaa subaxii la kulmayaan ustaad Caadil oo horey u ogaa in Cali sheybaarka loo bedelay hadaba Caadil ayaa si qushuuc ku dheehan ugu sheegayo Farmaan in go’aankas ku qanacsanyahay isaga Caadil ah.

No description available.

2-Cali qeybta sheybaarka ayaa laguso dhaweynaa asigo shaqada ka howl galaayo:

Cali subaxiiba waxuu bilaawa howshiisa qeybta sheybaarka ayuuna ka howl galaa waxaana la tusaa qalabkii iyo wax walbo balse kuma qanacsano shaqo ahaan oo waxuu rabaa shaqadiisa saalada-qaliinka.

3-Nazli ayaa ogaaneyso in cali la bedelay waxayna isku dayee qaabku kuso noqon lahaa:

Farmaan ayaa usheegayo in hada kadib iyada kaliya la shaqeyn doonto isaga Farmaan ah maadama Cali sheybaarka loo bedelay weyna ka naxee arinkaas Nazli ayadoo si dhuumasho ah kula kulmi doonto cali waxayna iskudaye sidii cali kusoo noqon lahaa.

4-bukaan cusub oo cali cml ah ayaa la keenay Deymar ayaana loo xilsaara xili Asheyla ay caaawin doonto:

Jirada cali qabo mid lamid ah bukaan qabo ayaa isbitaalka la keena waxaana gargaar u sameynayaan Deymar iyo Asheyla waxuuna wiilka bukaanka neceb yahay taabashada, iftiinka iyo bulshada.

No description available.

5-Farmaan bukaankiisa waxu u maleynaa ine dhimaneyso lkn cali ayaa ogaanayo in wax laga qaban karo xaalkeeda:

Farmaan gabar ayuu daaweyn kuwaday reerkeeda ayuu usheega inee dhiman rabto waxna laga qaban karin hadaba Nazli ayaa Cali arinkaas ogeysiineyso markuu Cali gabadha baarana waxuu ogaana ineysan dhimaneynin ama wax laga qaban karo xaalkeeda.

6-Izabela iyo Eedaded mashruuc cusub ayee saxiixanayaan:

Duqdii gaanjibada ahed mashruuc cusub ayee gabadheeda Izabella u keene kaaso isbitaalka dan u ah markee Izabella mashruucaas aragto wey ka helee weyna soo dhaweynee ugu dambeyn.

7-cali waxu la kulmaa bukaanka ay isku jirada yihiin bukaanka ayaana cali jeclaan doono:

Bukaanka ayaa xaalkiisa darnaanaayo hadaba dhaqtar Tejan ayaa amar ku bixinaayo in Cali deg deg loogu waco si arinkaan wax oga qabto markii cali imaado bukaankii ayuu la hadlaa misane dajinaa bukaankaas ayaana cali jeclaanaayo maadama cali noqday qofka kaliya ee fahmay bukaankaas dhibkiisa iyo waxa hayo ileen waa isku jiro labadooda.

No description available.

8-Farmaan ayaa reerka gabadha usheegayo iney caafimaad qabto calina ogaaday arinkaa:

Farmaan warka cali kuma qancaayo ilaa sheybaarka uu ka tago indhihiisana kusoo ogaado baaritankii gabadha lagu sameeyay ee sheegaya ineysan wax cudur ah qabin ugu dambeyna reerkeeda ayuu usheega calina u mahadceliya ayuu dhahaa.

9-bukaanka Deymar waxuu dalbana in Cali qaliinka ku sameeyo lkn caadil ayaa diidayo:

Ustaad caadil waxuu umaleena arinkaan in shirqool yahay sidaa aawged cali sheybaarkiisa ha joogo ayuu dhahaa midaasna cali wey ka niyad jabinee maadama qalliinka loo diiday.

No description available.

10-Cali waxuu go’aansanaa inuu isbedel isku sameyo si mustaqbalka dhaqtar fiican u noqdo isagoo Nazli xiriirka u jaraaayo

:Cali ayaa tashanaayo waxuuna go’aansana shaqadiisa sheybaarka si niyad ah inuu uwato jaceylka Nazlina iska ilaawo ugu dambeyna si dadban ayuu faraha iiga qaad udhihi doonaa gabadha iyadana wey la yaabee.

No description available.

11-Cali waxuu booqanaa isbitaalka xili habeenimo waxuuna la kulmaa bukaanka jiradiisa qabay:

Nazli wey ujeeday markuu baxaayey cali, hadaba Cali habeenimo bukaankii ay isku jirada ahaayen markuu utago waxuu usheega go’aanka isaga cali ah qaatay waxuuna dhahaa adna go’aan gaar si dadkaan dunida joogaan wax ula qeybsano hadii kale waligeen waan takoornaaneena le wuuna kasoo tagaa.

Dhamaad.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here