Waxaa si rasmi ah loo soo bandhigay goos gooska labaad ee xalqada 28-aad taxanaha Hercai kaaso si weyn loo wada sugaayey waana xalqad xiiso weyn wadata aadna loo soo daahiyay.

Xalqadan ayaa la daawan doonaa 17 bishaan Janaayo kuna beegan maalin jimco ah sababte uso daahday ayaana lagu sheegay in jilayaasha kujireen fasaxa sanadka mar ay helaan si ay nasiino galaan hadaba hader shaqada dib ayee u bilaawatay maalmo yar ayaana ka dhiman inta laga soo deynaayo HERCAI.

Goos gooskan kaliya waxuu u gaar ahaa lamaanaha taxanaha ugu weyn ama hogaaminayaan ee kala ah Miiraan iyo Reyyan waxaa lagu tusaa ayagoo isku qiiroonayaan sido kalena jacel muujinayaan.

Waxay kujiraan jawi jaceyl waxaana markale ku arkee muuqaalkn Miran iyo Reyyan oo wadagaayan shumiska bishimaha taaso xiiso weyn leh muuqaalka wax kale kuma arkeysid aan k aheen labadood oo jawi jaceyl wada qaadanayaan hadii aad doonto halkaan hoose ka daawo muuqaalka.

Oraahdooda muuqaalkan ay adeegsanayaan waxaa kamid ah Miiraan oo dhahaayo,”nolosha qiyaano badan ayaa arkay iyo dhib badan” xili Reyyan ay dhaheyso”dhib walb iyo qiyaano walbo la kulano si wadajir ah ayaa ula dagaalameen kadib Miiraaan ayaa dhahaayo waan ku jeclahay Reyyan halka iyadana ugu jawaabaeyso anaa kaa daran wixii xiga waa dhunkasho jaceyl.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here