Xalqada cusub ee musalsalka Ishq Mein Marjawan2 ayaa meel xiiso leh mareysa waxaana la arkay Vansh oo soo noqday hadaba dhacdooyinka xalqadan hoos kaga bogo adigaaba ka heli doono kadibna fikirkaada inoo reeb.

Ridhima waxay guriga ka ceyrisay Kabir isagoo ay ku tilmaamtay inuu ka dambeeyo geerida Vansh halka Kabir isdificaay una sheegay Ridhima inee usoo noqoto Vansh-na iska ilaawdo.

2-Vansh oo garkii iskasoo xiiray ayaa soo baxay balse magaca Vihaan ayuu wataa markaan qofkale ayuuna iska dhigayaa meed ayuu gubayaa waxuuna dadka ka dhaadhicina in Vansh dhintay. Sido kale qaabkiisa waxaadba moodaa inui Vansh aheno ninkale yahay sababto ah sawirada qoyska ayuu daawana waxuuna leeyahay waa inaan Vansh iskadhigaa oo Ridhima gacanta kudhigaa.

3-Ishani waxay ka shakisantahay Ridhima waxayna leedahay adiga Vansh dilay si lamid ah Aryan isagana waxuu ka shakiyay Ridhima balse Ridhima wey is difaacee jaceylke Vansh uheysayna wey cadeene. 4-Kabir ayaa is ilaawayo dadka hortooda ayuuna hooyo kudhahaa hooyadiis Anupriya xili Ridhima ay aad u naxeyso markee sidaas ma qasho xalqadana meeshe kudhamaane macal goos gooskeeda waa inoo beri iyo xalqada cusub.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here