Kulanti wacan asaxaabta qiimaha badan kusoo dhowaada xalqadii 185aad ee musalsalka Kani Waa Jacelkeyga xalqadan dhacdooyinkeeda oo qoraal ah halkaan hoose kaga bogo:

1-Mahima wey timid waxayna ka sheekeysay qaabkii ay ku maqneed iyo waxa qabsaday waxay sheegtay inee 7-sano isbitaalka dhimirka kujirtay maadama caafimaadkeeda uusan taam ahen sida qof waalan ookale ayeena udhaqmeysay hadaba sheekadaas kadib maxaa dhacaayo.

2-Mahima waxay dooneysaa inee cunufa Saaransh ah wadato waxayna dhahee wiilkeyga ayaan rabaa si aan u korsado masuuliyadiisana u qaado hadaba hadalkaas waxaa ka naxeyso Preesha oo la yaabeyso arinkaas. 3-Preesha waxay la hadlee Rudraksh waxayna dhahee Mahima waxay rabtaa inee cunuga ka xeysato isagiina waxuu la hadlas Mahima waxuuna usheega ineysan cunuga wadan karin.

4-Dhinaca kale Ahana waxay Saaransh usheegtay in hooyadiis dhabta aha tahay Mahima arinkaas si uu suaal oga keeno gudaha ayuu soo galaa dhamaad..

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here