Waxaa lasoo bandhigay labo goos goos oo ka hadlayaan xalqada cusub ee caawa lawada sugaayo taxanaha Sen Cal Kapimi hadaba dhacdooyinka xalqadan hoos kaga bogo ee xiisaha leh.

Goos Gooska waxuu ka bilaawana Serkan oo daawanayo sawirada Eda xili uu ka murugoonayo in heshiiskooda dhamaaday markaan eyna kala tagayaan dhanka kale Eda iyada oo kaligeed isla hadleyso waxay leedahay.

“hadii aad qof jeceshahay shaqo looma bandhigo ee waxyaabo ka sahlan ayaa loogu muujiya inaad qofkaas jeceshahay”

Eda bixitaan ayee isku diyaarineysa Serkan ayee utagee weyna soo macsalaameene hadana taleefaan ayee kala hadlee waxayna dooneysa inee aado dhankaa iyo Italy hadaba Serkan saaxiibkiis Engin ayaa kula talinaayo inuu celiyo Eda jaceylkiisana usheegto.

Dhanka kale Eda inta aysan bixin waxay la kulmee Saliina waxayna usheege in iyada Saliina ah uu Serkan jecel yahay Saliina ayaana yaabeyso oo dhihi doonto soo gacalisadiisa ma aadan ahen Eda ayaana dhaheyso waxba iskuma nihin aniga iyo Serkan.

Saliina waxay utagee Serkan hooyadiisa si ay ukala hubsato Serkan qalbigiisa waxa kujira hadaba Serkan Eda ayuu soo daba galay si uu safarka oga celiyo xili ay Airport-ga kusii socotay kadib ayee leedahay Serkan iisheeg hal sabab aan ku joogo ileen joog ayaad ileedahay.

Waxuu dhihi doonaa sababta ugu weyn waa inaan si xad dhaaf ah kuu jeclahay ee ha iga tagin fadlan dhamaad halkaas ayuu ku dhamaana goos goos caawa ayaana lasoo bandhiga xalqada oo dhameestiran beri subax halkaan kala soco falanqeynteeda oo dhamestiran.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here