Waxaa jimcihii lasoo bandhigay xalqada 43-aad ee taxanaha Hercai inaba caadi ma ahan dhacdooyin xiiso leh ayaa lagu arkay hadaba anagoo ka cudur daaraneeno inaan lasoo daahnay xalqada dhacdooyinkeeda hoos kaga bogo.

1-Waxay ka bilaawanee Miran oo Aslan iyo Reyan qabsan doono si uu u ogaado sirte qarinayaan balse been ayaa loo sheegi doona Miran iyo reer Shadalogu ba balse Miran arinkaas ma yeelayo waxuuna wacad ku maraa inuu soo saaro sirtaas.

2-Miran ayaa Yaren u hanjabi doona kagana digaayo ineysan dib dambe oga oohinin xaaskiisa Reyan isagoo kudhihi doono isaga fogow Reyan.

3-Aslan si uu Reyan u helo qorsho ayuu sameynaa warqado ayuu qoraa isagoo Reyan kudhihi doono ccadowga seddexad ayaa warqadahan iso qoray ee awoowga Nasuh sir badan ayuu qarinayaa si aan sirtiisa u ogaano hadaan is guursano oo aan qasriga sidaas kusoo galo kawaran balse Reyan ayaa aad u caroneysa waxayna Aslan kaga digee inusan dib dambe hadalkaas ula imaanin.

4-Miran iyo Reyan waxaa u yeereyso Caziiza taaso dooneysa inee isku noqdaan labadooda balse wey diidi doonaan fikirka Caziiza iyo arooske usoo bandhigtay waxayna Caziiza sidaas u sameyneysa si ay Aslan oga fogeyso Reyan kadib ayee ayeeyo Shakran u tagi doontaa iyadoo usheegeyso inee mideyso Miran iyo Reyan qasrigana kusoo laabato.

5-Miran waxuu ogaana in cadowga seddexaad ee qarsoonaa uu yahay Aslan marka hore nin kamid ah kuwii Reyan afduubeen hada kahor ayuu helaa kadibna guriga Aslan intuu galo ayuu warqado ka heli doonaa mid kamid ahna waxaa ku qoran Maxamed Aslanbey waxaa dilay Nasuh Shadalogu.

6-Zahra waxay Hazar usheegtay in Miran wiilkiisa yahay si uu uhubsado arinkaas waxay uwada tagayaan macalimadii Ayla ee Dilshaah saaxiibaha ahaayen balse iyadiina wey beenin doontaa Miran adiga ma dhalin ayee dhihi doontaa waxaana ka dambeyso Caziiza oo ugu hanjabtay hadii ay runta sheegto in Ayla caruurteeda la dili doono.

7-Caziiza warqad cusub ayaa soo gaartay oo qof horleh usoo qoray waxaana warqada la socoto jab dhagax ah oo kamid ah qabrigii Dilshah ee ay iyaduu bur burisay waxaana warqada ku qoran sir walbo qarineysa goordhow banaanke imaan doontaa markaase Caziiza soo xusuusane habeenkii waxa dhacay waxaana nala tusa in Maxamed Aslanbey isaga si dilay ee aysan cidna dilin Caziiza iyo Maxamud oo yarna goobee joogeen.

Maxamed Aslanbey waxuu isku dilay wax kale ma ahan waxuu ogaaday in Hazar iyo Dilshaah marhore is jeclaayeen waliba isaga kahor isagna hubsiimo la’aan uu udilay marka anigana waan isdilaa ayuu dhahay wuuna is dilay.

8-Miran iyo Aslan ayaa kulmayaan xili Miran warqadihii cadeynayeen in Aslan yahay cadowga sedexaad uu wato dagaal ayaana dhexmaraayo llaa Miran uu buur ka dhici gaaray waxaana gacanta qabanaayo Aslan hadaba Caaziiza iyo Reyan dusha sare ayee ka arkaan waxa dhacaayo markaa Miran ayaa biskoolad lasoo bixi doono si uu u u cabsi geliyo Aslan waxuuna rabaa inuu usheego inuu sirtiisa soo ogaaday.

Caziiza ayaa Maxamuud ku amreyso inuu Miran toogto kahor inta uusan toogan Aslan sidaas ayaana Miran xabad ugu dhaceyso buurtii ayuuna kadhacaa biyo ayuuna ku dhex dhacaa xalqadana halkaas ayee ku dhamaane iyadoo REYAN ay qeylineyso oo ay leedahay Miran.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here