Filimka Good News waxaa hogaamiye ka ah Super Star Akshey Kumar waxaana ku wehliyo Kareena Kapoor Khan, Diljit Dosanjh iyo Kiara Advani waxaana Directed ka ah Raj Mehta.

Filimkaan ayaa waxaa la daawadn doonaa 27da bishaan December waana filim Comedy Drama ah waxaana horay looga soo bandhigay Goos-goos qosol badan haatana midkii labaad ayaa laga soo bandhigay halkaan hoose ka daawo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here