Home » Nolosha Jilaayaasha » Qurux Badana Deepika Padukone Inaba Caadi Maha Sawirada Ay Baraha Bulshada Soo Dhigtay!!

Qurux Badana Deepika Padukone Inaba Caadi Maha Sawirada Ay Baraha Bulshada Soo Dhigtay!!

Atiriishada Deepika Padukone waa mid kamid ah xidigaha ugu quruxda badan Bollywoodka waana atiriisho dhowaan dhameysatay mudo 10 sano ah oo ay fanka kujirtay.

Deepika ayaa maalmahan hadalheynta India la waregtay maadama filimkeeda Padmavati muran weyn dhexda ka galay hadaba Deepuu kama qasna waxayna ku kalsoontahay in guud ahaan Bollywoodka garab is taagi doonan oo filimkaana la daawan doono.

Waxay baraha bulshada soo dhigtay sawirada kor idiin kaga xusan waana sawiro taagerayasha soo jiiteen, waxaan u rajeyneena Deepika in filimkeeda weyn Padmavati loo ogolaado in la daawado maadama uu kamid  ahaa aflaamta sida waalida ah loo sugayey sanadkaan waana filim weyn oo miisaniyad aan caadi aheyn lagu sameyay inkastoo shaaca wali laga qaadin lacagta rasmiga ah ee lagu sameyay waxaan ka dhowrena mashruucan meesha uu ku dambeyn doono.

 

4 Responses to Qurux Badana Deepika Padukone Inaba Caadi Maha Sawirada Ay Baraha Bulshada Soo Dhigtay!!

  1. C.c.k

    November 14, 2017 at 7:40 pm

    Hhhhhh

  2. jjiyaa

    November 14, 2017 at 7:57 pm

    my favourite girl

  3. abdi najiib aadan c/laahi

    November 14, 2017 at 11:28 pm

    sxb sakariye maxaa loo diiday filmka padmavati

    • Zakarie Abdi

      November 15, 2017 at 8:18 am

      Waxaa lagu heestaa boqoradii Rani Padmavati ee Deepika mataleyso in dadkeeda diidan yihiin sida fariinta nolosheeda loo soo gudbinaayo oo aysan ku qanacsaneyn.