Home » Nolosha Jilaayaasha » Qurux Badanaa Bebo: Kareena Oo Lugaheda Quruxda Badan Inoogu Faaneysa (+Sawiro)

Qurux Badanaa Bebo: Kareena Oo Lugaheda Quruxda Badan Inoogu Faaneysa (+Sawiro)

Atiriishada awooda badan Kareena Kapoor Khan ayaa maalmo kahor la gudoonsiyay abaal marinta atiriishada Bollywoodka ugu quruxda badan sanadkaan Lux Rose Award 2017 (Qeybta Atiriishada sanadka ugu quruxda badan Bollywoodka).

Sidaa awged xidigtaan ayaa maalinba maalinta kadambeysa Fashion heer sare ah dadka hortooda ku imaaneya, waxay ka qeyb galesay xaflada buug furitaanka dumashided Soha Ali Khan.

Soha Ali Khan ayaa buug mudo qoreysay ugu dambena wey soo bandhigtay buugas ayaa loogu magac daray ‘The Perils of Being Moderately Famous’.

Hadaba Nala Daawo Sawirada Bebo Laga Soo Qabtay Xili Ay La Sawirned Seygeeda Saif Ali khan: