Qurux badanaa Kriti Sanon iyo sawiradii ugu dambeeyay ee laga soo bandhigay atariishadaan

0
560

Kriti Sano waa mid kamid ah atariishooyinka ugu quruxda badan Bollywoodka sidoo kalana waa mid kamid ah atariishooyinka jiilka cusub ee la filaayo in Bollywoodka hogaamiyaan sanadaha soo socdo.

Hada atariishadaan ayaan halkaan idiin kuugu soo gudbineynaa sawiradii ugu dambeeyay ee laga soo bandhigay kuwaasoo soo jiidasho gaar ah leh.

Halkaan hoose ka daawo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here